Ogow Sababta Soomaalidu u jeceshahay Isbedelka Maamulka Madaxtooyada ! (Xog iyo Xaqiiqo)

“Ninba maalintiisuu Maandeeq gujaystaa.” Abwaan Feerfeer. Saaxiib, horta qoraalkan ka hor, weligaa ma isweydiisay sababta ay Soomaalidu kol kasta u jeceshahay in uu isbeddalo Xukanka Madaxtooyada? Haddii aad joogto Muqdisho, ama Hargeysa, ama Garoowe ama Dawlad-gobaleedyada kale, abidkaa ma ka fekertay sababta Soomaalida meelahaas kala joogta ay kulli isku calool u yihiin oo uur iyo … Continue reading Ogow Sababta Soomaalidu u jeceshahay Isbedelka Maamulka Madaxtooyada ! (Xog iyo Xaqiiqo)